Dil Caawa ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay dil ugu geesteen askari la sheegay in uu katirsanaa ciidamada booliiska Jubbaland. Sida aan wararka ku helnay askariga ayaa xiliga la dilayay ku sugnaa xaafad katirsan magaalada Kismaayo , waxaana kooxihii dilka u geestay oo biskoolado ku hubeesnaa si … Continue reading Dil Caawa ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Faah faahino kasoo baxaya